Suuradda Qaf, aayadda 10

50:10

وَٱلنَّخۡلَ بَاسِقَٰتٖ لَّهَا طَلۡعٞ نَّضِيدٞ ١٠

Wan-nakhla bāsiqātil lahā tal'un nadīd

10. Iyo geedo timireed dhaadheer leh fiido wax ka soo dhashaan oo is dul saaran.