Inna akramakum 'indallahi atqakum

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَٰكُم مِّن ذَكَرٖ وَأُنثَىٰ وَجَعَلۡنَٰكُمۡ شُعُوبٗا وَقَبَآئِلَ لِتَعَارَفُوٓاْۚ إِنَّ أَكۡرَمَكُمۡ عِندَ ٱللَّهِ أَتۡقَىٰكُمۡۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٞ ١٣

Yā'ayyuhan-nāsu innā khalaqnākum min dhakarin wa unthā waja'alnākum shu'ūban waqabā'ila lita'ārafū inna akramakum 'indallāhi atqākum innallāha 'alīmun khabīr

13. Dadow! Waxaanu idinka abuurnay lab (Aadam) iyo dhedddig (Xawwaa), idinkana dhignay shucuub iyo qabaa’il si aad isu aqoonsataan. Hubaal, kan idiinku sharaf badan Alle agti waa kan idiinku dhowris badan (amarrada Alle ee ka jooga xumaha). Hubaal Alle waa wax kasta Oge, Xog Ogaal ah, Xeel Dheer.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Hujurat oo dhan

Su'aalo

Inna akramakum 'indallahi atqakum Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Inna akramakum 'indallahi atqakum waxay ku jirtaa Suuradda Al-Hujurat, 49:13.