Suuradda Ghafir, aayadda 63

40:63

كَذَٰلِكَ يُؤۡفَكُ ٱلَّذِينَ كَانُواْ بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِ يَجۡحَدُونَ ٦٣

Kadhālika yu'fakul-ladhīna kānū bi'āyātillāhi yajhadūn

63. Sidaas oo kale baa loo iilay kuwii Aayadaha Alle diiday.