فَأَهۡلَكۡنَآ أَشَدَّ مِنۡهُم بَطۡشٗا وَمَضَىٰ مَثَلُ ٱلۡأَوَّلِينَ ٨
Fa ahlaknā ashadda minhum batshan wamadā mathalul-awwalīn
8. Markaasaan hallignay kuwo 3 ka xoog iyo qabasho badnaa, waxaana hore u tagay mataalka kuwii hore (ee la halaagay).
Faallooyin hoose
3. Waxaa loola jeedaa gaalada ku jira Quraysh, iwm.