Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 31

43:31

وَقَالُواْ لَوۡلَا نُزِّلَ هَٰذَا ٱلۡقُرۡءَانُ عَلَىٰ رَجُلٖ مِّنَ ٱلۡقَرۡيَتَيۡنِ عَظِيمٍ ٣١

Waqālū lawlā nuzzila hādhal-qur'ānu 'alā rajulim minal-qaryatayni 'azīm

31. Waxay yidhaahdeen: Maxaa Qur’aankan loogu soo dejin waayey nin darajo weyn oo ka tirsan labada magaalo 11?

Faallooyin hoose

11. Waxaa loola jeedaa labaadaa magaalo Makkah iyo Daa’if.