وَٱلَّذِي خَلَقَ ٱلۡأَزۡوَٰجَ كُلَّهَا وَجَعَلَ لَكُم مِّنَ ٱلۡفُلۡكِ وَٱلۡأَنۡعَٰمِ مَا تَرۡكَبُونَ ١٢
Walladhī khalaqal-azwāja kullahā waja'ala lakum minal-fulki wal-an'āmi mā tarkabūn
12. Ee ah Kan abuuray noocyada wax waliba oo idiin yeelay doonyo 4 iyo xoolo 5 aad fuushan.
Faallooyin hoose
4. Sidoo kale diyaarado, tareenno, gawaadhi, iwm.
5. Geel, lo', fardo, iwm.