Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 35

26:35

يُرِيدُ أَن يُخۡرِجَكُم مِّنۡ أَرۡضِكُم بِسِحۡرِهِۦ فَمَاذَا تَأۡمُرُونَ ٣٥

Yurīdu an yukhrijakum min ardikum bisihrihī famādhā ta'murūn

35. Raba inuu idin kaga saaro dhulkiinna sixirkiisa, ee maxaad ku talineysaan?