Suuradda Ash-Shu'ara, aayadda 206

26:206

ثُمَّ جَآءَهُم مَّا كَانُواْ يُوعَدُونَ ٢٠٦

Thumma jā'ahum mā kānū yū'adūn

206. Markaas uu u yimaado ciqaabka loogu gooddiyo.