Suuradda As-Saffat, aayadda 118

37:118

وَهَدَيۡنَٰهُمَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ ١١٨

Wahadaynāhumas-sirātal-mustaqīm

118. Oo ku hanuuninnay Jidka Toosan 'ee Islaamka' 12;

Faallooyin hoose

12. Jidka toosan waa diinta Islaamka, waana diinta uu Alle la soo diray nabiyada oo dhan.