Suuradda Ar-Rum, aayadda 59

30:59

كَذَٰلِكَ يَطۡبَعُ ٱللَّهُ عَلَىٰ قُلُوبِ ٱلَّذِينَ لَا يَعۡلَمُونَ ٥٩

Kadhālika yatba'ullāhu 'alā qulūbil-ladhīna lā ya'lamūn

59. Sidaasuu Alle u daboolaa quluubta kuwa aan wax ogeyn 14.

Faallooyin hoose

14. Waa kuwa aan dooneyn inay bartaan Xaqa oo ku dhaqmaan ee ka dhoohan.