Suuradda Ar-Rum, aayadda 51

30:51

وَلَئِنۡ أَرۡسَلۡنَا رِيحٗا فَرَأَوۡهُ مُصۡفَرّٗا لَّظَلُّواْ مِنۢ بَعۡدِهِۦ يَكۡفُرُونَ ٥١

Wala'in arsalnā rīhan fara'awhu musfarral lazallū mim ba'dihī yakfurūn

51. Haddaan ku dirno dabeyl daran (beertooda), oo ay arkaan iyadoo doorsoontay oo caddaatay, waxay markaas noqdaan kuwo ka abaal dhaca 'Alle' 12.

Faallooyin hoose

12. Ka abaal dhacaan galladihuu siiyey.