Suuradda Ar-Rahman, aayadda 78

55:78

تَبَٰرَكَ ٱسۡمُ رَبِّكَ ذِي ٱلۡجَلَٰلِ وَٱلۡإِكۡرَامِ ٧٨

Tabārakasmu rabbika dhil-jalāli wal-ikrām

78. Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Rabbigaa, Weynaha, Sharafta Badan.