Suuradda Ar-Rahman, aayadda 68

55:68

فِيهِمَا فَٰكِهَةٞ وَنَخۡلٞ وَرُمَّانٞ ٦٨

Fīhimā fākihatun wanakhlun warummān

68. Waxaa (labadaa beerood) dhexdooda ah midho, geedo timir iyo Rummaan.