Suuradda Ar-Rahman, aayadda 40

55:40

فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٤٠

Fabi'ayyi ālā'i rabbikumā tukaddhibān

40. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?