Suuradda An-Najm, aayadda 49

53:49

وَأَنَّهُۥ هُوَ رَبُّ ٱلشِّعۡرَىٰ ٤٩

Wa annahū huwa rabbush-shi'rā

49. Waana Rabbiga xiddiga Shicra 8.

Faallooyin hoose

8. Waa xiddig ay caabudi jireen qaar ka mid ah mushrikiintii Carbeed.