وَمَنَوٰةَ ٱلثَّالِثَةَ ٱلۡأُخۡرَىٰٓ ٢٠
Wamanawātath-thālithatal-ukhrā
20. Iyo Manaat, tan seddexaad ee kale 6?
Faallooyin hoose
6. Seddexdan magac ee lagu xusay halkan iyo Aayadda ka horreysa waa ilaahyo caan ahaa oo dheddig ah ay caabudi jireen mushrikiintii Carbeed.