Suuradda Al-Waqi'ah, aayadda 14

56:14

وَقَلِيلٞ مِّنَ ٱلۡأٓخِرِينَ ١٤

Waqalīlum minal-ākhirīn

14.Iyo in yar oo ka mid ah facyadii dambe 4.

Faallooyin hoose

4. Waxaa loola jeedaa kuwii ahaa aakhirka ummaddan.