Suuradda Al-Qamar, aayadda 29

54:29

فَنَادَوۡاْ صَاحِبَهُمۡ فَتَعَاطَىٰ فَعَقَرَ ٢٩

Fanādaw sāhibahum fata'ātā fa'aqar

29. Waxayse u dhawaaqeen saaxiibkood 6 oo soo qaatay (seef) oo boqna gooyey hashii (oo dilay).

Faallooyin hoose

6. Habaar qabe Qudaar.