Suuradda Al-Qamar, aayadda 11

54:11

فَفَتَحۡنَآ أَبۡوَٰبَ ٱلسَّمَآءِ بِمَآءٖ مُّنۡهَمِرٖ ١١

Fafatahnā abwābas-samā'i bimā'im munhamir

11. Markaasaan ka soo furnay albaabadii daruuraha biyo da’aya oo badan.