يَوۡمَ يُكۡشَفُ عَن سَاقٖ وَيُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ فَلَا يَسۡتَطِيعُونَ ٤٢
Yawma yukshafu 'an sāqin wayud'awna ilas-sujūdi falā yastatī'ūn
42. Maalinta (Qiyaamada) marka dhudhunka la feydo 'dhudhunka Alle' 2 oo loogu yeedho inay sujuudaan, mase karayaan inay sujuudaan (waa gaalada iyo munaafiqiinta).
Faallooyin hoose
2. Dhudhunka la feydo waxaa sidoo kale lagu fasiray ay jirto shiddada iyo dhibaatada weyn, waa Maalinta Qiyaamaha.