Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 8

83:8

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا سِجِّينٞ ٨

Wamā adrāka mā sijjīn

8. Maxaa ku ogeysiiyey waxa uu Sijiin yahay 1?

Faallooyin hoose

1. Sijiin waa meel cidhiidhi ah oo ah halka u hooseysa arlada toddobaad.