Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 11

83:11

ٱلَّذِينَ يُكَذِّبُونَ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ ١١

Alladhīna yukaddhibūna biyawmid-dīn

11. Kuwa beeniya Maalinta is abaal marinta (Qiyaamada).