Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 93

23:93

قُل رَّبِّ إِمَّا تُرِيَنِّي مَا يُوعَدُونَ ٩٣

Qur rabbi immā turiyannī mā yū'adūn

93. Dheh: Rabbiyow! Haddaad i tuseyso waxa loogu gooddiyo (cadaabka).