قُل لَّوۡ كَانَ فِي ٱلۡأَرۡضِ مَلَٰٓئِكَةٞ يَمۡشُونَ مُطۡمَئِنِّينَ لَنَزَّلۡنَا عَلَيۡهِم مِّنَ ٱلسَّمَآءِ مَلَكٗا رَّسُولٗا ٩٥
Qul law kāna fil-ardi malā'ikatun yamshūna mutma'innīna lanazzalnā 'alayhim minas-samā'i malakar rasūlā
95. Dheh: Hadday jiri lahaayeen dhulka, malaa’ig ku maraysa nabad oo deggan 34, Waxaan uga soo dejin laheyn cirka malag Rasuul ah.
Faallooyin hoose
34. Macnaha waa malaa’ig deggan oo ku sugan dhulka, sida dadku yihiin.