Suuradda Al-Insan, aayadda 10

76:10

إِنَّا نَخَافُ مِن رَّبِّنَا يَوۡمًا عَبُوسٗا قَمۡطَرِيرٗا ١٠

Innā nakhāfu mir rabbinā yawman 'abūsan qamtarīrā

10. Xaqiiq, waxaanu ka cabsan Rabbigayo Maalin (wajigu) doorsoomi, murugo badan.