Suuradda Al-Baqarah, aayadda 77

2:77

أَوَلَا يَعۡلَمُونَ أَنَّ ٱللَّهَ يَعۡلَمُ مَا يُسِرُّونَ وَمَا يُعۡلِنُونَ ٧٧

Awalā ya'lamūna annallāha ya'lamu mā yusirrūna wamā yu'linūn

77. Miyeyna ogayn in Alle og yahay waxay qarin iyo waxay muujin?