إِنَّمَا يَأۡمُرُكُم بِٱلسُّوٓءِ وَٱلۡفَحۡشَآءِ وَأَن تَقُولُواْ عَلَى ٱللَّهِ مَا لَا تَعۡلَمُونَ ١٦٩
Innamā ya'murukum bis-sū'i wal-fahshā'i wa an taqūlū 'alallāhi mā lā ta'lamūn
169. Wuxuu (Shaydaan) uun idinku amraa macsi iyo xumaan 35, iyo inaad ka sheegtaan Alle wax aydaan u lahayn aqoon.
Faallooyin hoose
35. Sida zinada, ku daadinta dhiig xaq darro, xatooyada, cabbista khamrada, ribada, iwm.