Suuradda Al-A'raf, aayadda 91

7:91

فَأَخَذَتۡهُمُ ٱلرَّجۡفَةُ فَأَصۡبَحُواْ فِي دَارِهِمۡ جَٰثِمِينَ ٩١

Fa akhadhathumur-rajfatu fa asbahū fī dārihim jāthimīn

91. Markaasuu dhul gariir qabtay, waxayna noqdeen (baqti) daadsan degaankoodii.