Suuradda Al-A'raf, aayadda 110

7:110

يُرِيدُ أَن يُخۡرِجَكُم مِّنۡ أَرۡضِكُمۡۖ فَمَاذَا تَأۡمُرُونَ ١١٠

Yurīdu an yukhrijakum min ardikum famādhā ta'murūn

110. Wuxuu rabaa inuu idinka saaro dhulkiinna, ee maxaad ku talineysaan?