Suuradda Al-A'raf, aayadda 106

7:106

قَالَ إِن كُنتَ جِئۡتَ بِـَٔايَةٖ فَأۡتِ بِهَآ إِن كُنتَ مِنَ ٱلصَّٰدِقِينَ ١٠٦

Qāla in kunta ji'ta bi'āyatin fa ti bihā in kunta minas-sādiqīn

106. (Fircoon) wuxuu yidhi: Haddaad la timid Calaamo (mucjiso), keen haddaad run sheegayso.