Suuradda Al-Anbiya, aayadda 76

21:76

وَنُوحًا إِذۡ نَادَىٰ مِن قَبۡلُ فَٱسۡتَجَبۡنَا لَهُۥ فَنَجَّيۡنَٰهُ وَأَهۡلَهُۥ مِنَ ٱلۡكَرۡبِ ٱلۡعَظِيمِ ٧٦

Wanūhan idh nādā min qablu fastajabnā lahū fanajjaynāhu wa ahlahū minal-karbil-'azīm

76. Oo Nuux waa badbaadinnay, markuu noo dhawaaqday kol hore 24. Waana ka ajiibnay baryadii, oo ka samatabixinnay isaga iyo intii raacday musiibadii weyneyd (harqintii qoonkiisii).

Faallooyin hoose

24. Macnaha uu habaaray qolodiisii kuwaasoo ku adkeystey shirkiga iyo macaasida.