Suuradda Adh-Dhariyat, aayadda 36

51:36

فَمَا وَجَدۡنَا فِيهَا غَيۡرَ بَيۡتٖ مِّنَ ٱلۡمُسۡلِمِينَ ٣٦

Famā wajadnā fīhā ghayra baytim minal-muslimīn

36. Kamase aanu helin gudaheeda (magaaladaa) wax aan aheyn hal guri oo muslimiin ah 5.

Faallooyin hoose

5. Luud iyo reerkiisa marka laga reebo xaaskiisa.